Aaladan waxaan ku sharixi doonaa wax kastoo ku saabsan dabaasha iyo amaankeeda. Waxaan sharaxaad ka bixin doonaa goobaha badbaadada leh ee lagu dabaalan karo. Iyo sidaad iska hubsin kartid in ay amaan yihiin goobahan ee lagu dabaalan karo. Waxaad kaloo ogaan doontaa muhiimada ay leedahay barashada dabaashu iyo halkaad ku baran kartid dabaasha.